MEMBERSHIPS

INCLUDE

Casharada Guud

waxaad helaysa casharro aan udiyaarinay hab fudud, waxaad kubaranaysa luuqadda afsomaliga waxayna ka koobanyihiin casharro asaasi ah, casharro dhexe iyo casharro sare

Muuqaallada casharada

casharadu waa rules qoran sidookale sitoos ah baa suuqa loosharaxaya dhammaantood marka la isku daro waxay soconayaan 20-saacadood

Macalmiinta "teachers"

waxaad helaysa macalimiin suuqaan khibrad sare uleh waana macalimiin arday badan soosaartay.

  Shahaado "Certification"

waxaad helaysa shahaado caddaynaysa heerka aqoontaadu tahay marka aad dhamaysi dhammaan casharada


Groupska Ardayda

waxaad helaysa groups qaybo kala duwan kakooban oo macalinku kasoogalo liveka sidookalena leh meelo analays iyo waydiimo suaalo ah leh

Fursadaha lacagaha

waxaad helaysa fursadaha lacagaha oo aan kusoo bandhigno lacagaha ugu fursadaha fiican suuqa sidookalena aan toos ula wadaagno fursadda ardayg